Let op: om deze website goed te kunnen gebruiken is het noodzakelijk om Cookies aan te zetten. Meer informatie...

WAANO DUMAR

HOOYO I MAQAL

Asmo Khalid

Prijs: € 33,79
Voorraad#stock_type# onbekend
(Geen beoordelingen)
Delen:
Productspecificaties
EAN : 9789403748283
Auteur(s) : Asmo Khalid
Taal : English
Onderwerp : Mens en maatschappij
Thema : Samenleving en cultuur: algemeen
Uitgever : Bookmundo
Verschenen : Juni 2024
Druk : 1
Uitvoering : Hardcover
Conditie : Nieuw
Pagina's : 376
Afmetingen : 241 x 161 x 29 mm
Gewicht : 683 gram
Beschrijving

Buugaan wuxuu ka hadlayaa haweenka. Waa waano dumar. Dhan walba ayuu ka waaninayaa dumarka. Buugaan ayaa ah mid aad ka heli doonto. Kalsooni. Koriinka caruurta. Dhiiri gelin. Waano. Wacyi gelin. Murti. Maahmaah. Waayo aragnimo. Awood. Xikmad. Hal abuur. Karti. Cashirada aan buugaan silsilada ah kusoo dari doono ayaa ah, kuwo ay igu qaadatay in aan nolosha ka barto 23 sano in ka badan.Buugaan waa buug silsilad ah. Midba midka kale ayuu kuu dhiibayaa. Qeybtaan waa qeybta ugu horeyso. Sal dhig ayeey u noqon doontaa qeybaha soo socda.Qeybta koobaad ee buugaan ah, waxaan kaga hadli doonnaa, oo inyar aan dul istaagi doonnaa, buuga guud ahaan wax yaalaha uu ka hadli doono. Buugaan ayaa ah mid aan dumarka ugu tala galay.Wuxuu kaa dhigayaa buugaan haweeney awood, karti, diin, qiimo, sharaf, xishmad, qaayo, caqli, garaad, maskax, fikrad iyo hal abuur leh. Waxaan kaloo si qoto dheer u dul istaagi doonnaa, naftaada sida aad wax uga badali laheyd. Dumarkeena waa la waaniyaa. Balse su'aasha is weydiinta mudan ayaa ah, waanadaas mid anaga na anfaceysa miyaa? Mise waa mid umad kale anfaceysa. Waanadaas ma tahay mid ku saleysan diin iyo aqoon? Mise waa dhaqan Somali un?

Velden met een * zijn verplicht