Let op: om deze website goed te kunnen gebruiken is het noodzakelijk om Cookies aan te zetten. Meer informatie...

SIRTII ADKEYD

DUULAANKA MASKAXDA

Asmo Khalid

Prijs: € 33,99
Voorraad#stock_type# onbekend
(Geen beoordelingen)
Delen:
Productspecificaties
EAN : 9789403748221
Auteur(s) : Asmo Khalid
Taal : English
Onderwerp : Mens en maatschappij
Thema : Samenleving en cultuur: algemeen
Uitgever : Bookmundo
Verschenen : Juni 2024
Druk : 1
Uitvoering : Hardcover
Conditie : Nieuw
Pagina's : 376
Afmetingen : 241 x 161 x 29 mm
Gewicht : 683 gram
Beschrijving

Buuga SIRTII ADKEYD wuxuu ka hadlayaa duulaanka lagu soo qaaday maskaxda Bani Aadamka. Waliba gaar ahaan dadka Muslimiinta ah. Dunida maanta wax walbo oo xun ayaa ka dhacaya. Ma dhici kartaa waxaan oo dhan in qorshe laga leeyahay? In waxaan oo dhan uu qof ka dambeeyo. Dagaalada dunida ka socda. Muslim naceybka oo badanaayo.Dalalka Islaamka oo hal hal loo weeraraayo. Dunidii oo kusoo aruurtay lacag. Qofka lacagta heysta un inuu Bani Aadam yahay. Maxay tahay waxaan dunida ka dhacaya?Waxaan yaa ka dambeeya?Ma dhici kartaa inuu qof ka dameeyo?Maxay tahay qorsdhaha laga damacsan yahay?Maxay tahay faaidada iyaga ugu jirto arinkaan?Sideen kaga hortagi karnaa?Macquul ma tahay waxaan inaan iska celino oo iska difaacno?Dalkeena maxaa ka socda?Maxay tahay sababta ay u rabaan inay umada maamulaan?Cadowgaaga inaad garatid waa shey muhiim ah.Hadaadan ogeyn inaad cadow leedahay. Maiska difaaci kartid. Cadowgaaga markaad ogaatid kadib, waa inaad ogaataa meesha lagaa soo weeraraayo.Haduusan jirin cadow inagu dhex jira. Cadowga banaanka wareegaya waxay inaga qaadi karaan ayaa iska yar.

Velden met een * zijn verplicht